Weerar lala Damacsanaa Safaarada Imaaraadka ee Adis Ababa oo la fashiliyay

Ciidamada Sirdoonka dowlada Itoobiya ayaa fashiliyay weerar la sheegay in koox argagaxiso ah abaabulayeen in ay ku qaadaan Safaarada dowlada Imaaraadka ku leedahay magaalada Adis Ababa. Wakaaladda wararka ee dalka Itoobiya ayaa shaacisay in Sirdoonka kahor tageen kooxda abaabulaysa weerarka lala damacsanaa safaarada Imaaraadka ayna xireen 15 qof oo weerarkaasi wax ka maleegayay. Ciidamada sirdoonka … Continue reading Weerar lala Damacsanaa Safaarada Imaaraadka ee Adis Ababa oo la fashiliyay